Xasan Shiikh & agaasimaha NISA oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Kulan Xasaasi ayaa galabta illaa caawa waxaa uu magaalada Muqdisho ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Taliyaha sirdoonka NISA Fahad Yaasiin. Faahfaahin badan lagama hayo waxyaabaha looga hadlay kulankan oo sida la sheegay ka dhacay hoyga Xasan Shiikh, uuna dalbaday Taliyaha NISA Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kulankan … Continue reading Xasan Shiikh & agaasimaha NISA oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho